Gedonews Media Network

HEAR FROM US TRUSTED SOMALI AND INT’L NEWS (GMN) YOUR NEWS BRAND

Xaflad balaran oo ka dhacady shalay xarunta Idaacada cusub ee Horseed ee degmadaa Baardheere

Posted by gedonet on December 29, 2007

 GEDONEWS MEDIA CENTER Bardheere:- Xaflad balaaran oo lagu furayay Idaacad cusub oo laga furay magaalada Baardheere ayaa shalay oo ay tariikhda aheyd 24/12/ 2007 lagu qabtay magaaladaas. Waxaa munaasabadda furitaanka xafladaas ksoo qeyb-galay dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan ee degmada Baardheere sida mamulka, gudomiyahaha Degmada Mr Bare Cabdi Ismaacil, odayaasha iyo dhamaan qeybha kala duwan ee bulshada Degmada Baardhere.

Furitaankii xafladda furitaanka Idaacadda Horseed ayaa waxaa warbixn halkaas ka soo jediyey Agaasimaha Idaadcadda Mr. Cabdicasis Cabdi Cumar oo sheegay faa’iidada ay u leedahay saxaafada degmada, qaas ahaan wacyigilinta bulshada iyo adeegyada sida caaafimadka, nabadgelyada, siyaasadda iyo ganacsigaba.

Idacadan oo oo aheyd Idaaccaddii ugu horeeysay oo ebad laga furo degmada Baardheere ayaa waxaa gacan ka geystay kenista Idaacada URURKA HUMAN DEVELOPMENT CONCERN oo ka howlgala deegaanada koonfurta Gobolka Gedo.

BY: GEDONEWS MEDIA CENTER
BAARDHEEERE SOMALIA

xnuur111@yahoo.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: