Gedonews Media Network

HEAR FROM US TRUSTED SOMALI AND INT’L NEWS (GMN) YOUR NEWS BRAND

Wararkii ugu danbeeyey ee xaaladda caafimaad ee C/llaahi Yuusuf

Posted by gedonet on December 5, 2007

Cabdullahi Yusuf Ayaa saxaafadda la hadlay isgaa ku sugan Nairobi Hospital

Cabdullahi Yusuf Ayaa saxaafadda la hadlay isgaa ku sugan Nairobi Hospital

Sida ay ku soo waramayaan weriyeyaal ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, xaaladda madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf oo maanta daaweyn taxadar leh ku qaadanayey isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayey xaaladiisu haatan u muuqataa in ay ka soo reyneyso sidii hore, iyadoo dhaqaatiirtu ilaa hadda ay ka gaabsadeen in ay si faahfaahsan uga waramaan sida ay tahay xaalada caafimaad ee madaxweynaha, taasina ay ugu wacan tahay qoyska madaxweynaha oo sidaa codsaday.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxweynaha xalay lagu arkay qufac saaid ah oo aan kala joogsi laheyn & xanuun dhinaca feeraha ah, taasina ay keentay in si degdeg ah loogu soo duuliyo Kenya, iyadoo horay loo qorsheeyey in daweyntiisii caadiga aheyd uu ku soo qaato dalka Ingiriiska, balse tabar darro & xumad saaid ah oo laga dareemay xalay ay soo dedejisay safarka degdega ah ee maanta loogu soo duuliyey Kenya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: