Gedonews Media Network

HEAR FROM US TRUSTED SOMALI AND INT’L NEWS (GMN) YOUR NEWS BRAND

GEDO YOUTH UNION SUMMIT

Posted by gedonet on November 26, 2007

gedo3.jpgWaxaa Dhawaan Lagu wadaa In la qabta shirki GYU ee waqooyiga Ameerica waxaana uu noqanayaa kulankii 2aad ee laqabto ilaa markii la aasaasay Ururkaan oo ah mid loogu tala galay in uu u adega shacabka gobalka gedo si gaar ahaaneed Dhalanyarada gobalka gedo waxaana uu ururkaan dawr ka qaadan doonaa siyaasadda goablka sida eey sheegeen madaxda ururukaan iyadoo la filayo in ey kusoo bandhigaan shirkaan siyaasadda iyo qaabka uu u shaqeyn doono iyo waliba waxyaabaha uu qabtay ilaa hadda iyagoo  sheegay in wax barashada gobalka ey xooga saari doonaan iyo garabqabashada dhalinyarada gobalka ku tabaaleysan…..

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: