URURKA GEDO YOUTH UNION OO KAALMA U ARUURINAYO ISKUUL LAGU WADO IN LAGA FURO DEG.LUUQ
Posted by gedonet on December 5, 2007
waxaa lagu wadaa dhawaan in lagu dhawaaqo furitaanka iskuul hoose dhexe oo laga furo degmada luuq ganaane kaas oo ey howshiisa wadaan ururka dhalinyarada gobalka GYU oo xubnihiisa ey ku baahsanyihiin gudaha dalka iyo dibada ururkaan oo lagu dhawaaqay sanadii 2005ta ayaa hawlihiisa bilaabay 2007 iyadoo dhawaana la filaayo in la qaban doono shil balaaran oo ey kasoo qeyb galaan dhamaan madaxda iyo wax garadka dhalinyarada iyo dadka la casuumayna ey ka kala iman doonaan wadamada North America iyo Europe,
la xadhiidh waxi faahfaahin ah